Ciyaartii Somalia & Uganda Basketball (Daawo-video)

Ciyaartii Somalia & Uganda Basketball (Daawo-video)

daajis.com:-Xulka Kubada Kolayga ee dalkeena Soomaaliya ayaa Ciyaartiisii ugu horaysay waxaa uu la ciyaariyay dalka Uganda oo ah dalka Marti galinayo Ciyaarahan Zone 5.   

Tartankan oo xalay ka furmay magaalada Kampala ayaa waxaa garoonka soo buux dhaafiyay Taageerayaasha labada koxood, waxaana ciyaar yahanada Xulka Soomaaliya ee Kubada Kolayga ay soo bandhigeen ciyaar wanaag, iyadoo dadkii ciyaarta kasoo qeyb galay ay aad ula dhaceen ciyaar wanaaga ay muujieen Ciyaartoyada metelayay Soomaaliya.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:25 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada