Daawo Booliska UK oo weeraray goobo qaad lagu iibinayay

Daawo Booliska UK oo weeraray goobo qaad lagu iibinayay

daajis.com:- Howlgal ballaaran oo ciidamada Booliska Ingiriiska ka sameeyeen goobaha ganacsiga Soomaalida ay ku leeyihiin Waqooyiga Londan, gaar ahaan Maqaayadaha iyo xaafado gaar ah ayaa waxaa lagu qabqabtay rag ka ganacsanayay Khaadka oo bishii June laga mumnuucay UK.

Howlgalkan oo ahaa mid qorsheysnaa ayaa Boolisku waxay ku casuumeen Wariye Jamaal Osman oo soo duubay qaabka uu u dhacay howlgalka iyo goobaha ay bartilmaameedsanayeen Booliska.

Dalka UK ayaa gebi ahaanba laga mamnuucay cunista iyo ka ganacsiga qaadka bishii June, qofkii lagu arkana wuxuu mudan yahay ciqaab kala duwan iyadoo marka ugu horeyso laguu digayo, marka xigta ganaac marka sadaxaadna xarig.

Halkaan ka Daawo:-

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:16 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada