Daawo Sawirada:- Ururka Jund Al-Khilifa oo Madaxa ka jaray Dalxiise Faransiis ah oo gacanta u galay

Daawo Sawirada:- Ururka Jund Al-Khilifa oo Madaxa ka jaray Dalxiise Faransiis ah oo gacanta u galay

daajis.com:-Ururka jihaad doon ka howlgala Dalka Al-Jeria ayaa baahiyay muuqaal muujinaya nin dalxiise Faransiis ah oo ay haysteen kaa oo ay madaxa ka jareen.

Ururkaasi oo lagu magacaabo Jund al-Khilifa oo lala xiriiriyo ururka Khilaafada Islaamka ayaa afduubtay Hervé Gourdel oo 55-sano jir ah ayaa maalinimadii axada isaga oo lugaynaya gobolka Kabylie ee ku yaala bariga Aljeria.

Malayshiyadaasi waxa ay dalbadeen in Faransiisku uu joojiyo duqaymaha uu ku hayo Khilaafada Islaamka ee Ciraaq.

Faransiisku waxa ay sheegeen in aysan aqbalaynin wax handadaad ah, islamarkaasna ay sii wadi doonaan weerarada ka dhan ka ah malayshiyada.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:39 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada