Daawo Sawirada:- Yaya Toure oo dharbaaxo ku waalay Hazard.

Daawo Sawirada:- Yaya Toure oo dharbaaxo ku waalay Hazard.

daajis.com:-Waxaa lasoo bandhigay Muuqaal iyo Sawiro Muujinaya Ciyaaryahanka Khadka dhaxe uga ciyaara Kooxda Manchester City oo Dharbaaxo raaxada uga qaadaya Ciyaaryahanka numberka 10-aad u wata Kooxda Chelsea ee Eden Hazard Ciyaaryahan Yaya Toure ayaa dhoor dharbaaxo waxa uu madaxa kaga dhuftay Ciyaaryahan Eden Hazard intii lagu jiray waqtiga nasasha ciyaartii






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada