Daawo:- Sheekh Shibli oo Ka Jawaabay Waxa ay Diinta Islaam Ka Qabto Isticmaalka Waxyaabaha Xoojiya Xubinta Taranka ee Raga!

Daawo:- Sheekh Shibli oo Ka Jawaabay Waxa ay Diinta Islaam Ka Qabto Isticmaalka Waxyaabaha Xoojiya Xubinta Taranka ee Raga!

daajis.com:-Sheekh Maxamed Shibli waxa uu ka mid yahay Culumaa’udiinka waa weyn ee Soomaaliyeed waxa uu soo saaraa Barnaamij ka baxo Tv-ga Somalichannel oo lagu Magacaabo Kulanka Shibli oo ay dadka Soomaalida ah  ku soo weydiiyaan Su’aalaha Diiniga.

Xalqadii 39aad ee Todobaadkan Baxday ayaa Sheekh su’aalihii la weydiiyay waxa ka mid eheed mid la xiriirta Isticmaalka Kaniinka Xoojiya Xubinta Taranka ee Raga.

Hadaba Halkan ka Daawo Jawaabta uu Sheekh Maxamed ka siiyay qofkii soo weydiiyay waxa ay Diinta ka qabto Isticmaalka waxyaabaha xoojiya xubinta Taranka ee Raga.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada