VIDEO:- Ciyaartooyda Xulka K/koleyga Soomaaliya oo la ilmeeyay heesta Calanka, xilli loo garaacay.

VIDEO:- Ciyaartooyda Xulka K/koleyga Soomaaliya oo la ilmeeyay heesta Calanka, xilli loo garaacay.

daajis.com:-Ciyaartooyda xulkeena hooyo ee kubadda koleyga ee Soomaaliya ayaa la ilmeeyay heesta calanka oo loo garaacay, xilli ay ka hor imaanayeen xulka kubadda koleyga ee Masar.


Ciyaartooyda xulka Soomaaliya ayaa dedaal wanaagsan muujiyay intii uu socday tartanka kubadda koleyga ee Zone 5 ee Uganda marti gelisay, waxaana ciyaartooydeena ay haayeen kuwa inta badan soo bandhigayay xirfado wanaagsan.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada