Daawo-Video:- Barwaaqada Somalia dhex ceegaagta..

Daawo-Video:- Barwaaqada Somalia dhex ceegaagta..

daajis.com:-Soomaaliya waa dal Barwaaqo ah oo ay dadkiisa gaajaysan yihiin, Dalka Soomaaliya waa dal hodan dhan kasta ka ah, Waa dalka ugu xeebta dheer Afrika, Raaskaambooni ,Raas caaseyr ilaa Lowya Cade.

 Waadalka bada daraf ilaa daraf bada isgaarsiisantahay, dhanka kalena ilaahey ku maneystay Barri Barwaaqo sooran ah oo macdanta dhex ceegaagi.


Dalka Somaliya waxaa mara laba wabi ,Juba iyo Shabeele iyo waliba wabiga dawo ee daraf ka mara. Dalka Soomaaliya waxuu leehayay hawa macaan oo dabiici ,kuleyl iyo qaboob midna aheyn inta badan. Sidoo kale Soomaalida nimcooyinka uu Allah ugu deeqay waxaa kamid ah in ay yihiin dad isku dad iyo Af ah isla Markaasina isku diin ah ,100% Soomaalida waa muslimiin.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada