Daawo Video: Cabdi Good oo ku dhegay Nimcaan Hilaac Iyo Asma LOVE, Ceebtii Ugu waynayd (Waa Daahir, yaa Shamis)

Daawo Video: Cabdi Good oo ku dhegay Nimcaan Hilaac Iyo Asma LOVE, Ceebtii Ugu waynayd (Waa Daahir, yaa Shamis)

daajis.com:-  Barnaamijka Isir Raaca Af-ka Soomaliga ee ka baxa Tv-ga Somali Channel ayaa waxaa Caawa uu Cabdi Good ku dhegay Hees dhowaan soo baxday oo ay qaadaan Fanaaniinta Nimcaan Hilaac iyo Asma Love.


Cabdi Good ayaa Heeskaan siwayn ugu qayliyey, Wuxuuna sheegay “Alla Hayaay tan waa Waali Cas, waa Daahir yaa Shamis”, Erayada uu ka qayliyey Cabdi Good ayaa waxaa kamid ah “Dhexdiyo Xubnahaaga Hadaan ku dhegnaado, Naftaan ka dhergayne, Dareen ka dashaa Meel buu i dhuftaa”

Cabdi Good oo ka yaaban Heeska ayaa wuxuu leeyahay mar kale “Subxaanaka Yaa cadiim, Heestan Xataa Looma Cumaamadin, Meel buu u dhuftaa, Dee deji yuu ku dhufane”.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:58 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada