-Daawo Video: Majaajaliiste Ajakis oo shactaradii ugu danbeeyey Faaliyaha Qaranka kii ugu xiisaha badnaa Muxuu Sameeyey Ajakis

-Daawo Video: Majaajaliiste Ajakis oo shactaradii ugu danbeeyey Faaliyaha Qaranka kii ugu xiisaha badnaa Muxuu Sameeyey Ajakis

daajis.com:- Barnaamijka Faaliyaha Qaranka oo todobaadkii hal mar kasoo baxa Tv-ga caalamiga ee Universal Xaruntiisa Magaalada Muqdisho ee Dalka Soomaaliya ayaa todobaadkani noqday mid aad u xiiso badan.

Majaajiliistaha Ajakis ayaa todobaadkani soo qaatey qodobo muhiim ah oo aad u xiiso badan oo uu ka mid yahay faalkii loogu faalin jiray siyaasiyiinta Soomaaliya.

qodobada lagu soo qaatey waxaa ka mid ah sii deysmada gudoomiyiiii hore ee degmada wada jir axmed Daaci oo isaga faaliyaha qaranka wareysatay.

Maki Xaaji Banaadir iyo wariyaasha kale ee Faaliyaha Qaranka ee iyagana sheeko qosol badan ka sameeyey dekada Muqdisho iyo Murankii ka taagnaa





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:43 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada