DAAWO VIDEO LA YAAB:- Nin Mareykan ah oo maalin walba 100 jeer Kacsado

DAAWO VIDEO LA YAAB:- Nin Mareykan ah oo maalin walba 100 jeer Kacsado

daajis.com:-Dale Decker waxaa haleelay cudurka Saxaax kacsiga joogtada ah (Persistent Genital Arousal Syndrome) 2 sannadood kahor. 37 jirka ku nool Gobolka Wisconsin, waxaa maalinta walbo soo mara kacsi 100 jeer.


Aaabbaha 2 carruur ah wuxuu xaaladda ku tilmaamay mid naxdin iyo yaqyasiba leh. Wuxuu yiri, “Dooniba maysid inuu mid kale ku qabto, wax raaxo ah male”.

Xaaladdaan waxay keentaa saxaax kacsi qaato muddo dheer oo aan wax xiriir ah la lahaynin baahida jinsi ee uu qofku qabo (Sexual desire). Waxyeello soo gaarta Nerveska bisqinta ayaa soo dayn karo dareen saa,id ah oo ka dhaco aaggaas.

Wuxuu leeyahay: Ka fikir inaad jilbajha dhulka dhigato adigoo dhinac taagan sanduuqii maydka aabbahaa si aad u sagootido.

Maalin kale waxaa aaday dukaanka, waxaa si toos ah ii soo fiirinaayay 150 ruux, haddii waxyaalahaasi ay igu dhacaayaan, maxaan gurigayga uga baxaa?



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:03 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada