Daawo Video:- Nin Soomaali Cabdan oo jirdilay wiil yar oo cadaan Mareykankan ah.

Daawo Video:- Nin Soomaali Cabdan oo jirdilay wiil yar oo cadaan Mareykankan ah.

daajis.com:-Nin Soomaali ah oo sarqaansanaa ayaa si xun u jirdilay wiil yar oo cadaan ah oo ku nool magaalada Sattele ee dalka Mareykanka.

Ninkaan oo lagu magacaabo Ahmed Mohamed ayaa la soo taagay maxkamad lagu weydiinayay sababaha uu wiilkaan yar u weeraray islamarkaana uu u gaarsiiyay dhaawaca, wuxuuna Booliska u sheegay inuu yahay wiil cadaan ah.


HALKAAN HOOSE KA DAAWO VIDEO-GA:


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:34 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada