Daawo:- Sheekh ka soo jeeda dalka× Baxreyn oo xoog ku galay xarun lagu dhileesto oo ka tirsan dalka Tunis

Daawo:- Sheekh ka soo jeeda dalka× Baxreyn oo xoog ku galay xarun lagu dhileesto oo ka tirsan dalka Tunis

daajis.com:-Sheekh u dhashay dalka× Baxreyn oo lagu magacaabo× Xuseyni ayaa xoog ku galay xarun lagu dhileesto / ay isugu tagaan raga iyo dumarka aan is qabin oo ku taalla dalka Tunis.

Sheekha ayaa haween iyo rag ku sugnaa xaruntaasi u sheegay inay× Aduunka ka tagayaan sidaa daraadeedna ay tahay inay faraha kala baxaan× Zinada ay sameynayaan.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:12 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada