XASAASI:- Kooxo Burcad ah oo× Dollar ka dhacay Shirkada Google

XASAASI:- Kooxo Burcad ah oo× Dollar ka dhacay Shirkada Google

daajis.com:-Afhayeen u hadlay Google oo lagu Magacaabo Caroline Mathews ayaa Shaaca ka qaaday in Burcad Jabsada Bank ugu weyn ee Akoonka Shirkadaasi.

Caroline Mathews ayaa sheegay in Haykariska ah ay u dhasheen Dalka Ruushka,waxaana ay Shirkada ka qaateen Lacag dhan 5-Milan oo dollarka Mareykanka ah.

Afhayeenka ayaa sheegay in Burcadaa ay heleen Qeyb ka mid ah magacyada iyo numbarada sirta ah ee Shirkada,iyadoona loo Maleenayo in Qaar kamid ah Shaqaalaha Shirkada ay u Fududeeyeen Falkaasi burcadnimo.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:23 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada