DAAWO VIDEO:- Sanbalooshe oo Ka calaacalay xil ka qaadistii lagu sameeyay.

DAAWO VIDEO:- Sanbalooshe oo Ka calaacalay xil ka qaadistii lagu sameeyay.

daajis.com:-Agaasimihii hore ee ciidamada Nabad sugidda iyo sirdoonka ee xukumadda Soomaaliya Cabdullaahi Sanbalooshe ayaa ka hadlay xil ka qaaditii uu ku sameeyay madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Sanbalooshe ayaa ku calaacalay in xiligaan aysan mudneyn in xil ka qaadis lagu sameeyo, isagoo tilmaamay inuu shaqa adag uu qabanayo, islamarkaana uu amaanka Muqdisho ku guulestay.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada