Daawo-Video:- Xeer ilaaliyaha Guud: Hal Shirkad ayaa wali Saliid ka baaranaysa Badda Soomaaliya

Daawo-Video:- Xeer ilaaliyaha Guud: Hal Shirkad ayaa wali Saliid ka baaranaysa Badda Soomaaliya

daajis.com:-Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir oo Maanta Magaalada Muqdisho Shir jaraa’id ku qabtay ayaa ka hadlay muranka Badda ee u dhaxeeya Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Dowlada Kenya. 


Axmed Cali Daahir ayaa sheegay dowlada Soomaaliya ay dadaal ugu jirto sidii xal looga gaari lahaa muranka badda ee u dhaxeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya, waxa uuna xusay in marnaba aysan aqbali doonin in Muran la galsho Badda Soomaaliya.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:49 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada