Daawo Video Yaable:- Sixiroole wax lala yaabay ku sameeyay Haweeney.

Daawo Video Yaable:- Sixiroole wax lala yaabay ku sameeyay Haweeney.

daajis.com:- Criss Angel, waa Sixiroole Ameerikaan ah oo waxyaabaha uu soo bandhigo ay dadku daawan karin ama ay qalbiyadooda jecleysan.

Muuqaal lala yaabay ayuu soo bandhigay Sixiroolahan, isagoo adeegsanaya sixirkiisa. Haweeney ayuu u wacay, kadibna wuxuu ku tuurayaa muul uu suray bir dheer ah, taasoo caloosha ka geleyso, kadibna ay isku dhex dhaceyso haweeneydan, waxayna dadkii daawanayay la amagaagayaan naxdin, halka uu isaga isaga dhaqaaqayo goobta.sixiroole




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:37 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada