Daawo:- Yaabka Magaalada Hargaysa oo sugaysa Nabi Cusub oo Usoo Baxa!!

Daawo:- Yaabka Magaalada Hargaysa oo sugaysa Nabi Cusub oo Usoo Baxa!!

daajis.com:-Wayadii dambe goobaha dadweynuhu isugu yimaadana lagu arkayay Dad iyagu Banaanka lasoo istaagaya in uu iman doono Nabi Cusub oo wata Diin Cusub.

Ragaan oo tiro badna ku jooga Hargaysa ayaa leh nooc kasta waxana ay goobaha laga qaxweeye iyo Basaska Dadweynah alagu arkayay iyaga oo sheegaya in ay iman doonto Diin cusub uu wado Nabi Cusub oo Hargaysa kasoo bixi doona.

Waxaa sidoo kale uu dagaal dhex mari Gaadhay Gabadh iyo Ninkii ku doodayey inuu Imaanayo Nabi Cusub, Wuxuuna Intuu Faraha indhaha ka geliyey u sheegay, in Xataa laga yaabo inay Dhasho iyada.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada