Feysal Cali Waraabe oo kashifay sir ku saabsan arimaha Soomaaliya

Feysal Cali Waraabe oo kashifay sir ku saabsan arimaha Soomaaliya

daajis.com:-Siyaasiga is cajabinta badan ee lagu magacaabo Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay inaan la rabin daganaashaha Soomaaliya, Wuxuuna tilmaamay inay jiraan dad cadaan iyo madow isugu jira oo Malaayiin dollar ku cunaya magaca Ummadda Soomaaliya.

Feysal oo wareysi siinayay Talafishin ka howlgalla Somaliland ayaa tilmaamay inay jeclaan lahaayeen dhax dhaxaadinta dhinacyada isku haya koofurta Soomaaliya laakiin aysan suurta galeynin arintaasi.
Waraabe ayaa xusay inaysan jirin wax la yiraahdo Dowlad Federaal ah oo ka talin karta aayaha Umadda Soomaaliyeed.
Hadalka Siyaasigaan Aflagaadada badan ayaa ku soo aadaya xilli uu dagaal aad u qaraar dhax maray Ciidamo ka tirsan maamulada Soomaaliland iyo Khaatumo State ee ka jira Waqooyiga dalka Soomaaliya.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada