Daawo-Video:- Ra’iisul Wasaaraha D.F Soomaaliya oo Booqasho ku tagay Baydhabo & Tiyeeglow

Daawo-Video:- Ra’iisul Wasaaraha D.F Soomaaliya oo Booqasho ku tagay Baydhabo & Tiyeeglow

daajis.com:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ah ku tagay degmooyinka Baydhabo iyo Tiyeeglow oo ka tirsan gobollada Bay iyo Bakool, waxaana socdaalka ku wehelyey Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta sare Ducaale Aaden Maxamed. 



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada