Dowladda Sacuudiga oo ka fakareyso Rarista Qabriga Nabi Muxamed CSW

Dowladda Sacuudiga oo ka fakareyso Rarista Qabriga Nabi Muxamed CSW

daajis.com:-Dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay waxaa si weyn looga hadalhayay warbixnno ay qoreen wargeysyo waaweyn oo ka soo baxa dalka Britain, kuwaas oo lagu sheegay in dowladda Sacuudiga ay ka fekereyso qorshe looga rarayo qabriga nabi Mohamed NNKH halka uu kaga yaalo magaalada Madina.

Wargeysyada the Independent iyo Daily Mail oo warbixintan qoray 1dii bishan ayaa soo xigtay daraasad 61 bog ka kooban oo  wada tashi ku jirta, oo uu qoray aqoonyahan la shaqeeya dowladda Sacudiga tasoo lagu sheegay in qabriga nabiga loo raro qabuuraha al-Baqi ee ku yaala magaalada Madina..
Qabriga Nabiga ayaa muslimiinta u ah halka labaad ee ugu barakada badan marka laga reebo kabcada magaalada Makka.

HALKAAN KA DADHEYSO WARBIXINTA:



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada