Madaxweyne Xasan oo goordhow Gaaray magaalada Kismaayo, kana Qaybgalayo shirka Kismaayo

Madaxweyne Xasan oo goordhow Gaaray magaalada Kismaayo, kana Qaybgalayo shirka Kismaayo

daajis.com:-Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaw waxa uu ka baxay magaalada muqdisho iyadoona lagu soo waramayo in uu gaaray magaalada kismaayo ee xarunta gobolka jubada hoose halkaas oo uu doonayo in uu furo shirka dib u heshiisiinta beelaha dega Jubooyinka.


Saacadadaha soo aadan ayaa Magaalada Kismaayo waxaa Ka furmaya Wajiga Labaad ee Shirka Dib u Hishiisiinta beelaha dega jubooyinka ,
Shirka ayaa waxa furi doono Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud kaasi oo u duulay Magalada Kismaayo isga iyo Wafdi la socda.

Beelaha qaar ee dega jubooyinka ayaa diidan Shirkaasi maadaama Ay sheegeen in laga weeciyay Wadadii uu ku socday waa sida ay tilmaameen,
Shalay xildhibaano Shir ku yeeshay Baydhabo ayaa ka soo horjeystay Shirka maanta Ka furmaya Kismaayo iyagoo ku sheegay in uu caqabad ku yahay Kan hadda ka Socda baydhabo.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada