Muuqaal:- Qofki ugu horreeyay ee Iibsada iPhone 6 oo Tv Si Toos ah looga daawaday.

Muuqaal:- Qofki ugu horreeyay ee Iibsada iPhone 6 oo Tv Si Toos ah looga daawaday.

daajis.com:-Ninki ugu horreeyay ee Iibsada Taleefanka casriga ah ee Cusub ee I Phone 6 ayaa si toos ah looga soo daayay Taleefashin, iyadoona ay daawanayeen kumanaan kun oo caalamka ku sugan.

Ninkan noqday qofki ugu horreeyay ee caalamka iibsada I Phone 6 ayaa ku nool magaalada Perth ee dalka Australiala, waxaana la sheegay inuu yahay qof danyar ah, iyadoona uu marki uu iibsaday taleefanka nasiib darro darteed uu dhulka uga dhacay, xilli kumanaan kun daawanayeen islamarkaana farxad darteed uu dhulka kusii daayay.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada