Daawo:- Dagaal Culus oo ka Qarxay Somaliland, Baroor, Banaanbax iyo Saraakiil lagu dilay Qorligub Sawiro

Daawo:- Dagaal Culus oo ka Qarxay Somaliland, Baroor, Banaanbax iyo Saraakiil lagu dilay Qorligub Sawiro

daajis.com:-Waxaa magaalada Gabiley maanta ka dhacay Banaanbax Aaad u xoogwayn kaasi oo isku badalay dagaal laysku Adeegsaday Hubka Noocyadiisa kala duwan.


Dad wayne aad u tiro badan oo cadhaysan ayaa ku Baroortay Laba Sarkaal oo dhowaan lagu diley Tuulada Qorligud oo mid kamid ah uu kasoo jeeday Magaaladaasi gebelay, Dumarka ayaa dhankooda Ku baroor qabsaday Meesha, waxaana markii danbe goobta Hadheeyay dhowaaqa Rasaasta lays Dhaafsanayey.

Waxay sheegeen inay dishey Sarkaalkooda Beesha Siilaanyo ee Habar-jeclo oo usoo Gaashatay Shaadh ciidan, Waxayna Balan ku qaadeen inay ugu aari doonaan Sida ugu dhaqsha badan, Baanbaxyaasha ayaa sheegay in hadii ay yihiin deegaanada Galbeedka aysan jirin wax ka yaala deeganada lagu diley Ragaasi.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada