VIDEO NAXDIN LEH: Nin koronto qabsatay oo jirkiisa hollac isku bedalay

VIDEO NAXDIN LEH: Nin koronto qabsatay oo jirkiisa hollac isku bedalay

daajis.com:- Tuulo ku taalla waqooyiga dalka Tanzania ayaa lagu arkay nin saaran tabeelaha sare ee nalka wadooyinka, isagoo holcaya, kadib markii ay qabsatay koronto.

Muuqaalka ninkaan ayaa ah mid laga naxo, iyadoona la arkaya, isagoo ka gubanaya caloosha iyo xubnaha kale ee jirkiisa.

Hadii aad tahay qof beer jilicsan amaba gabadh uur leh fadlan ha daawan  muuqaalkaan naxdinta leh.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada