Video:- Wiil sarqaansanaa oo gudaha u galay xero Shabeel

Video:- Wiil sarqaansanaa oo gudaha u galay xero Shabeel

daajis.com:-Wiil 19 sano jir ah ayaa gudaha u galay xarun lagu xannaaneeyo Shabeelka nooca cad, magaalada New Delhi ee dalka India. wiilkaasi ayaa la sheegay in uu saqraansanaa xiligii uu gudaha u gelayay oo maskaxdiisa aysan joogin.

Goobjoogayaal ayaa sheegay iney maqleen qeylada wiilkaani iyo dagaalka Shabeelka, waxayna isku dayeen in ay ka badbaadiyaan, iyagoo wixii ay awoodi kareen ayy ku tuur tuuryeen si uu uga dhaqaaqo Shabeelka, hase ahaatee markii danbe laga dhigay.white-tiger.


Waxaa la aqoonsaday wiilkaani 19 jirka ah inuu ahaa Maqsood oo ahaa arday ka shaqeeya warshad isla markaana deggan bartamaha New Delhi ee Anand Parbat.

Waalidka wiilkaani ayaa waxay sheegeen in wiilkooda maskaxda ka jiranaa isla markaana balwad uu xiligaasi isticmaalsanaa.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada