Waxa ay Jecelyahiin Dumarka In Looga Sheekeeyo.

Waxa ay Jecelyahiin Dumarka In Looga Sheekeeyo.

daajis.com:-Xilaga haasaawaha ayaa waxaa dhacdo in raga qaar dumarka aay is afgaran waayaan labada habeen oo u horeyso wuxuu u sheego uu waayo, taasoo sababta habeenka sadaxaad inuusan dib ugu soo noqon.

Si aaysan taasi u dhicin waxaa lagama maarmaan ah inuu ninka ogaado haweeneyda uu u haasaawe tagayo maxey jeceshahay in looga sheekeeyo, nimanka qaar baa markey wada fadhiistaan sheeko ugu bilaabo xalay Real Madrid Iyo Barcelona ayaa dheelay cayaartaasaan ku dhafray camal caadi maaheyn waa labo naadi oo xifaaltanka ugu weyn ee naadiyaasha spain kadhaxeeyo.

Ninyahoow ogoow waxaad u keentay caajis inaad ugu sheekeyso waxaad adigu xiiseyso keliya maahan ee maxaad ugu sheekeyneysaa waxey ayadu xiiseyso taasoo ku kalifeyso ineey ku dhageysato adiguna aad dhiiro gelin kahesho, habeen danbena aad soo noqoto.

Xusuusnoow dumarka qaar ayaa jeceyl in inta badan aay ayaga uun hadlaan oo ayaga lee ladhageysto marka waqti sii aad ku dhageysato, teeda kale xiriirka biloowga ah waxaa deg deg ku burburiyo dareenka oo sidii diinta isliimka aay natiri loogu dhaqmin, hadii aad tahay nin mustaqbal leh weligaa kafogoow dareen keliya inaad dumarka ugu haasaawe tagto

pakua1Dumarka ayaa aad u jecel aflaanta sida musasalada, dumarka iyo caruurta waxaa lagu tiriyaa iney musasalada jeceylyihiin, aniguna waxan isleeyahay sababta aay u jeceylyihiin ayaa ah madadaalo kusaabsan arimaha qoyska iyo naag dhowr nin jeclaaneyso, caruurtana waxey kujeceylyihiin ayaa ah in musasal weliba laga waayneyn gabadha jileysaa iney dhasho gabar ama wiil inta badan gabar aay kujishaaa, ama nin hore ha usoo dhasho ama jilaaga musasalka, taasoo caruurta jeceylyihiin ilmaha yaryarka markey hadlayaaan, waa fikrad ahaanteydee.

Hadaba ninyahoow maahan inaan ku leeyahay ugu sheekee musasalada taasi waxeyba wax u dhimi kartaa xiriirka oo biloow ah in meesha lagu kala tago, waayahayee maxaad ugu sheekeyneysaaa, anigu magaranayo waxaad ugu sheekeyneyso waayo dumarka isku wada mid maahan talada aan kusiiyana dumar aan kahelin inaad ula tagtaa laga yaabaa oo aad I eedsato, QARXISKA.COM bohol ayuu igeliyay aad ku catoowdo.

Haddaba tallada aan kusiinayo waxey tahay marka aad sheekada u wado ogoow bal sheekadaan miyey jeceshahay ama waxey kuleedahay sug jikadaa soo fiirinaa iyo waxyaabo lamid ah, hadii aay sidaa ku leedahay markey kugu soo noqoto sheekdaas badal oo mid kale u saar ilaaa aay ku dhahdo ha iga tagin ee iisheekeey.

Waxaa muhiim ah lamaanahaaga sheekooyinka aay kahesho ama uu kahelo inaad marka hore ogaatid kahor intaadan iska dhex tibaaxin caawa wararka waxey sheegeen meel hebel oo saas iyo saas ah, cayaar kulul ayaa xalay dhacday , I.W.M, mar weliba lamaanahaaga eeg sheekadaada makuu dhago nugushahay ama waxbaa yara qaldan taladeydu waa horta dabeecadaha iyo waxey kahesho ogoow kadib ugudo gal.

Ma ogtahay lamaanahaaga oo aad siiso xili aay ayadana hadalkeeda ku qaadato oo aay kuusheekeyso adne aad dhageysato waxey sababtaa kalsooni badan iyo arimo badan oo qarsanaa in leysku sheegto, marka waqti sii aad ku dhageysato lamaanahaaga ****

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada