DAAWO VIDEO:Ajakis Oo Laga caydhiyey faaliyaha Qaranka, Hargaysa Baryootamaya,Caawimaad Wedisanaya

DAAWO VIDEO:Ajakis Oo Laga caydhiyey faaliyaha Qaranka, Hargaysa Baryootamaya,Caawimaad Wedisanaya

daajis.com:-Akajis Oo inta badan Ahaa Shaqsigii ka Danbeyey Inuu faaliyaha qaranka ka baxo tV ga Universal Ayaa Si kadis Waxa Uu u tagey magaalada hargaysa waxana Uu cafis Weydisanaya hargaysa Isagoo waxana  la Dawan karin Ku baryootamaya Inay iska Cafiyaan Maamulkaasi.

Riwaayadaystahani reer Muqdisho ayaana La Ogayn sababta Uu uga tagey magaalada Muqdisho lakiin waxa ilo hoose  sadaalinayaan Inuu Doonayo Inuu maamulka hargaysa TV yadooda Ku biiro.

Ajakis Oo Isaga Inta Badan  daadihinayey barnaamujka Faaliyaha qaranka ayaa Markii uu Tagey magaalada hargaysa waxa Uu ka Baryootamaya Inay cafiyaan Isagoona Loo badinayo In Laga caydhiyey tV ga Universal taasina sabab U tahay Inuu ku baryootamo arintani.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada