Daawo:- Arooskii Fanaankan Oo hadal haynta ugu badan noqday.

Daawo:- Arooskii Fanaankan Oo hadal haynta ugu badan noqday.

daajis.com:-  Cabdi Baadil Oo ahaa fanaan ka dhex muuqan jiray weligiis Hobolada Waaberi iyo Gacalisadiisa Nasra Cali ayaa habeen ka hor looga tumay Magaalada Haarlem ee Dalka Holland iyadoo Munaasabada Arooskooda oo si weyn ay u soo qaban qaabiyeen Fanaaniinta reer Holland oo ay horkacaysay Laki Xaaji waceys lagu qabtay Magaalada Zaamdaam.

Dadka ayaa weli hadal haya arooska qaabkii uu u dhacay waxaana dhammaan goobaha dadka ku sheekeestaan iyo Baraha internetka ka dhamaan la’ Muuqaalada labadan Lamaane ee is xushay xiligan .



Nala daawo arooskaas


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:08 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada