Daawo:- Dad qaba Ebola oo looga kala cararray isbitaalada Spain

Daawo:- Dad qaba Ebola oo looga kala cararray isbitaalada Spain

daajis.com:- Isbitaalada ugu waaweyn magaalada Madrid ee dalka Spain ayaa la keenay dad qaba cudurka Ebola oo Africa laga keenay, waxaana markii la dhigay goobaha caafimaad looga kala dareeray.

Boqolaal ka tirsan Shaqaalaha caafimaadka gaar ahaan Hospital Carlos III iyo xarun kale ayaa shaqadii kasoo tegay, iyagoo ka cabsi qaba in cudurkani uu saameeyo.

Boqolaalkaasi shaqaalaha caafimaad ka tirsan waxay dhigeen dibadbax ay ugu cabanayeen xukuumadda dalkaasi, gaar ahaan Wasiirka caafimaadka oo ay sheegeen in aysan jirin qorshe cad oo lagaga gaashaaman karo faafida cudurkaasi iyo daweyntiisa. 

Waxayna codsadeen shaqaalahani in Wasiirka is casilo.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:25 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada