Daawo:- Documentary laga diyaariyay Dhabka uu Leeyahay Tahriibka

Daawo:- Documentary laga diyaariyay Dhabka uu Leeyahay Tahriibka

daajis.com:-Muqaal aad u Xanuun Badan oo Soo saaray wiil soomaaliyeed kaana ilmeysiin doono waxa dhab ah yaalo Dalalka Yurub waxaadna ku arkeysaa wax ay fileyn dadka soo gala Tahriibta ayadoona aad oga xumaadaan dhacdooyinkaan xanuun badan ay lakulmaan.


Dhacdadaan Foosha daran ay kuheysato dadka soomaaliyeed ee kusugan Dalalk Yurub ayaa ah mid aad u xanuun badan aadna maleysan karin in ay kuqabsan doonto wallow mararka qaar aad kashalaaneysid imaatinka Dalalkaan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:27 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada