Daawo:- Heesta Cusub: Cawaale Aadan Iyo Farxiya Kabayare & Muuqaal Dab Ah

Daawo:- Heesta Cusub: Cawaale Aadan Iyo Farxiya Kabayare & Muuqaal Dab Ah

daajis.com:- Xidigaha caan ka ah ee Cawaale Aadan iyo Farxiya Kabayare ayaa soo saaray hees aad u macaan oo halku dhigeedu yahay “Ku Ogoliyaa”.

Heestaan ayaa wadata muuqaal si heer sare ah loo farsameeyay waxaana ku farayareystay Liibaan Studio. 


Erayada Macaan ee heestaan waxay maskaxdiisa kasoo maaxdeen abwaanka murtida looga haray ee Sahal Abdullahi Buule waxaana cododkooda halaasiga ah inoogu soo gudbinaya Cawaale Aadan Iyo Farxiya Kabayare.

Halkaan ka Daawo 

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:02 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada