Daawo VIDEO:- Badmareenadii Soomaalida ee ka shaqayn jiray Dalka Ingarisska 1925 tii

Daawo VIDEO:- Badmareenadii Soomaalida ee ka shaqayn jiray Dalka Ingarisska 1925 tii

daajis.com:-Barnaamij qiimo leh oo ka hadlaya Tariikhda Soomaalidii u horeysay oo timid Dalkan Britain oo degay Cardiff iyo ubedkooda ayaanu manata idiin soo gudbineynaa.



Barnaamijka ayaa waxa isku dubaray Leyla Bile ayaa waxa ka qeybqaadanaya qaar ka mida Soomaalidii tagtay Cardiff mudo hore iyo tafiirtoodiiba ayaa ah mid ku taaban doona.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:46 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada