DAAWO VIDEO:- Ninka Aduunka ugu cayilan oo bilaabay Gym, kiilaad badan na ka dhacay.

DAAWO VIDEO:- Ninka Aduunka ugu cayilan oo bilaabay Gym, kiilaad badan na ka dhacay.

daajis.com:-  Larry Evans oo u dhashay dalka Mareykanka oo ah ninka iminka ugu cayilan (buuran) aduunka ayaa lagu warramayaa inuu bilaabay Gym, iyadoo la sheegay inuu hoos u dhacay culeyskiisa.

Ninkaan ayaa la sheegay inuu Gym ka ku bixiyo lacag dhan 800 oo Pound’s, isagoona dagaal ugu jiro sidii uu kilaad badan uga dhici lahaa.

Sidoo kale ninkaan ayaa ciwaan ka sameystay bogga ay bulshadu kuwada xiriirto ee Facebook, isagoona bogiisa cusub uu noqday mid ay malaayiin ruux kusoo darsadaan islamarkaana usoo booqasho tagaan.









FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:56 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada