Daawo VIDEO:- wiil labo gaangister oo dadka ku goobto halmar dhulka dhigay

Daawo VIDEO:- wiil labo gaangister oo dadka ku goobto halmar dhulka dhigay

daajis.com:- Wiil dhalinyaro ah oo labo gaangistariin oo laga cabsanjiray halmar dhulka dhigay.

Qisadaan ayaa waxa ay ka dhacday Magaalada Riyodijineero ee dalka Brazil, kadib markii nin ay wada socdeen wiilkan lagu gar daraystay meel waddo ah oo ay ku ciyaarayeen.

Ragaan ayaa ka mid ah ciyaal maaro loowaayay oo dadka Dhaco, kadibna ku goobto ee Dalkan Brazil daawo sida ay sheekada u dhacday.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 12:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada