Daawo Video:- Xaaska Siilaanyo Oo Haween Norway Ka Yimiday Ugana Warantay Beesha Caalamka Ee Diidan Qadiyada Maamulka SNM?

Daawo Video:- Xaaska Siilaanyo Oo Haween Norway Ka Yimiday Ugana Warantay Beesha Caalamka Ee Diidan Qadiyada Maamulka SNM?

daajis.com:- Amina waris oo ah Xaaska  hogaamiyaha maamulka somailand ee SNM S iilaanyo ayaa wafti ka socda Norway oo u badnaa Haween Norway ka yimiday  ahna dad hawl-gab ah ku calaacashay uga warantay sida Norway iyo caalamkuba u diidan yihiin Gooni isku taaga ay ku riyoodan shacabka maamulka Somaliland.









FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada