Dawladda Sweden oo Aqoonsatay Falastiin

Dawladda Sweden oo Aqoonsatay Falastiin

daajis.com:-Dawladda Sweden ayaa si rasmi ah u aqoonsatay in dalka Falastiin uu yahay dal madaxbanaan. Talaabadan ayaa timid ka dib markii Ra’iisal Wasaaraha cusub ee dalka Stefan Lofven uu jimcihii ku dhawaaqay in Falastiin ay tahay dal madaxbanaan, dawladiisuna ay ula dhaqmayso sidii waddan xor ah.


Aqoonsigan Sweden waxa horeeyey markii Golaha Guud ee QM uu bishii November ee sanadkii 2012kii Falastiin u aqoonsaday xubin aan buuxin, hase yeeshee kor-jooge ah oo Galaha ka tirsan.


Maxamed Cabdi Sandhere ayaa haddaba aqoonsigan wax ka weydiiyey Prof. Axmed Ismaaciil Samtar oo bare ka ah kulliyadda James Wallace ee Jaamacadda Macalester ee gobolka MN.
 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada