Dhageyso:- Faysal Cali Waraabe oo sheegay Sababta Ay Isku Khilaafeen Madaxda Sare ee Dalka

Dhageyso:- Faysal Cali Waraabe oo sheegay Sababta Ay Isku Khilaafeen Madaxda Sare ee Dalka

daajis.com:- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradkaa UCID ee  Maamulka Soomaaliland Feysal Cali Waraabe oo Wareeysi siiyay  Radio Kulmiye ayaa ka hadlay Khilaafka ka dhextaagan Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha Dalka,oo Maalmihii danbe si weyn u soo shaacbaxay.

Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay in uu Khilaafka labada Mas’uul uu keenay Maamul Goboleedyada faraha badan ee laga dhisayo Soomaaliya islamarkaana mid walba uu doonayo in uu helo Maamul Goboleed taageersan.



Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradkaa ee Soomaaliland Feysal Cali Waraabe ayaa sidoo kale sheegay in ay jiraan Dad aan rabin Dowladnimo oo Khilaafka iyo kala danbeyn la’aanta ay dantu ugu jirto.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:22 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada