Dhibka ka dhex taagan Ragga iyo Dumarka Soomaaliyeed (VIDEO)

Dhibka ka dhex taagan Ragga iyo Dumarka Soomaaliyeed (VIDEO)

daajis.com:- Video gan waxaa uu ka hadlayaa raga iyo dumarka somaliyeed maxaa u diiday inay noqdaa qaar roomatik ah.
Muslim Romantic Ereyga Romantic ma’ahan mid ay diintu diidantahay waana Kalgacal ay diintu ku farayso in lamaankaaga siiso raxmad iyo qalbi furnaan waxaase jira dhowr qodob oo inta badan carqalad ku ah Lamaanaha Soomaalida.

Guurka kadib dad badan oo Soomaali ah waxa ay aaminsanyihiin in ay isku dhamaatay haasaawihii wada hadalkii ereyadii macaanaa & qalbi furnaantii ay labada lamaane isa siin jireen markii ay wada haasaawayeen.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada