Gabar Cuntada u karin jirtay Ciidanka Al Shabaab oo lagu soo qabtay Muqdisho (VIDEO)

Gabar Cuntada u karin jirtay Ciidanka Al Shabaab oo lagu soo qabtay Muqdisho (VIDEO)

daajis.com:- Hawlgal ay sameeyeen Ciidamadda Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Somalia oo Maanta lagu soo qabtay Hub, Daawooyin iyo Qalab kale oo Ciidan.

Ciidamada sirdoonka Dowladda ayaa waxaa soo gaaray xog sheegaysay in ay dhalinyaro badan oo Al shabaab katirsan ay daganaayeen guri, gurigaas oo loo ekaysiiyay guri caadi ahaa oo ay daganaayeen Qoys dhalin yaro ah.   baaritaan kadib waxaa hub badan laga helay banaaka guriga, kaas oo ku duugnaa dhulka.


Halkaan ka Daawo
 

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada