Video cusub: Qariidada dagaalka oo Al-Shabaab soo bandhigtay

Video cusub: Qariidada dagaalka oo Al-Shabaab soo bandhigtay

daajis.com:- Maliishiyada Al-Shabaab oo looga adkaaday awooda gacan ku haynta magaalooyinkii ay ka maamulayeen gobolada Koonfurta iyo Baramaha Somalia ayaa soo bandhigay muuqaal cusub oo ku sharxayaan qaabka dagaalada ay ku qaadayaan magaalooyinka iyo goobaha ay ku sugan yihiin ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM.

Qariidadan cusub ayaa ah mid ku dhufoo ka dhaqaaq ah, iyadoo muuqaalkaan loogu sharxayo maliishiyada Shabaab, kadibna ku guuleysanaya qariidadan, waxayna hujuun adag ku qaadayaan xili habeen ah deegaanka Janaale oo ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda ay ku sugan yihiin, iyagoo mudo saacado ah la wareegaya, kadibna dab qabad siinaya dhismooyin dhowr ah.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:25 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada