Ha guursan illaa aad ogaato oo aad kala barato qodobadan..!

Ha guursan illaa aad ogaato oo aad kala barato qodobadan..!

daajis.com:-  Ha guursan ilaa aad ogaatid waxyaabahan hoos ku xusan.
Ha guursan .. Ilaa aad garato macnaha nolosha
Ha guursan .. ilaa aad garato macnaha guurka
Ha guursan .. ilaa aad barto sida aad u ilaalin layd xuquuqda xaaskaaga/Seygaada
Ha guursan .. ilaa aad hesho cidii aad la noolaan lahayd markaad dhibaataysan tahay iyo markaad
faraxsantahayba.
Ha guursan .. ilaa aad barato masuuliyada kusaaran.
Ha guursan .. ilaa aad heshid deegaan muslim ah oo aad ku korisid caruurtaada.
Ha guursan .. ilaa ay noqoto aakhiradu kahor aduunyadaada.
Ha guursan .. ilaa aad barato xuquuqda xaaskaagu/Seygaadu ay kugu leedahay, maaha alaab guriga kuu taala
oo guriga kuu qurxinaysa, mana aha shaqaale guriga kuu nadiifisa balse waa noloshaada qayb kamid ah, wax

kaste way kula wadaagtaa waxaanay xaq u yeelatay in aad dhagaysato oo aad fahanto.
Ha guursan .. ilaa aad ogaatid inaad tahay ku dayasho wacan oo ay ku daydaan ubadkaagu, suurto gal maaha
inaad caruurtaada ka waanisid arin aad adigu faraha kula jirto.
Ha guursan .. ilaa aad baratid dooda iyo wada hadalka caafimaadka san.
Ha guursan .. ilaa aad ogaatid inaad tahay qof naxariis badan.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada