Hambalyo- Hambalyo:- Ciid wanaagsan aqristayaasha Sharafta leh ee Shabakada Daajis iyo umada Soomaaliyeed..

Hambalyo- Hambalyo:- Ciid wanaagsan aqristayaasha Sharafta leh ee Shabakada Daajis iyo umada Soomaaliyeed..

daajis.com:-Ciid mubaarak Ciid mubaarak Kulu caam wantu bikheyr dhaaman aqristayaasha shabakada daajis ee ku kalala nool daafaha dunida ama caalamka waxaan lee yahay ciid mubaarak ciidaan ciideeda kale allaha nabad iyo Caafimaad nagu gaar siiyo.

Dhamaman inta xajisay waxaan alle uga baryeynaa inuu alle xajka ka aqbalo, inta ciideysanna, ciiddaan ciideeda kale  nabad iyo caafidmaad ha inaku gaarsiiyo, ku ciida ciid wanaagsan meelkasta oo aad joogtaan, Hanbalyo ayaan idinleenahay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:42 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada