Video:- Masjidka Isbaheysiga iyo sida looga ciiday+ Sawirro

Video:- Masjidka Isbaheysiga iyo sida looga ciiday+ Sawirro

daajis.com:-Madaxda ugu sareysa dalka iyo kumaan shacab ah ayaa maanta Salaadii Ciida ku wada tukaday Masjidka weyn ee Isbaheysiga Islaamka.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ahna kusimaha Madaxweynaha Dalka, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, R.wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, xubno ka tirsan labada gole ayaa si wada jir ah kula tukaday Masjidka shacabka, waxaana halkaasi khubad iyo hambalyeyn shacabka u jeediyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof. JAwaari.



ee dowladda ayaa maanta salaaddii ciidda kula tukaday masjidka Isbaheysiga Islaamka Kumanan Dadweyne ah oo isaga kala yimid Degmoyinka kala duwan ee Gobolka Benaadir.


Prod. Jawaari ayaa shacabka ugu hambalyeeyay munaasabadda ciidul Adxa, isagoo u rajeeyay in sanadkan kiisa kale ay ku gaaraan horumar iyo baraare.

Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ku booriyay Ummadda soomaaliyeed in ay iscafiyaan iskuna naxariistaan maadaama abaaro iyo dhibaato adag ay ka jirto dalka,isla markaana ay u gurmadaan dadka tabaaleysan.









FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:21 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada