R/wasaaraha Norway oo yaraanteedii saaxiib la aheyd nin muslim ah

R/wasaaraha Norway oo yaraanteedii saaxiib la aheyd nin muslim ah

daajis.com: Buug cusub oo laga qoray r/wasaaraha dalka Norway Erna Solberg ayaa lagu shaaciyay in yaraanteedii (20 jirka) ay saaxiib la aheyd wiil gambiyan oo muslin ah kaas oo lagu magacaabay Cusmaan.

R/wasaaradda ayay wiilka Gambiyanka ahi wada socdeen mudo 2-sano ah, waxayna wax ka wada baranayeen caasimadda labaad ee Bagen.

Waxaa la sheegay in ay booqatay wadanka Gambiya oo ay u tagtay qaraabada saaxiibkeed Cusmaan.



Balse xilligii doorashadeeda ayay warkan ka qarisay saxaafadda iyada oo ka cabsi qabtay in uu culeys dhanka doorashada ah u keeno.

Dhinacyada u ololeeya isdhexgalka bulshada islamarkaana kasoo horjeeda cunsuriyadda ayaa aaminsanaa in hadii Erna Solberg arrinkan horay usoo shaac bixin laheyd ay wax ka tari laheyd la dagaalanka cunsuriyadda.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:13 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada