VIDEO:- AMISOM oo ku baashaalaysa xeebta Cadale

VIDEO:- AMISOM oo ku baashaalaysa xeebta Cadale

daajis.com:- Ciidamada Nabad Ilaalinta Midowga Africa ee AMISOM oo la wareegay gacan ku haynta degmooyin badan oo xeebaha gobolka Shabeellaha Dhexe iyo Hoose, ayaa muujiyay dabaaldegyo sida ay ugu faraxsan yihiin howlgalkooda guusha kusoo gabagabooway.

Ciidamo Brundi ee qeybta ka ah AMISOM iyo kuwa Dowladda Federaalka ayaa gacanta ku dhigay degmada Cadale iyo degmooyinka kale ee Shabeellaha Dhexe, waxayna si wada jir ah ula dabaal degayaan kalluumeysatada xeebta degmada Cadale.

Degmada Caddale waxay ka mid tahay degmooyinka qadiimiga ah ee istaraatiijiga xeebaha leh, waxana ku nool dad dhaqaalahooda ku tiirsan yahay Kalluunka iyo wixii badda ku nool iyo Xoolaha oo reer deexeedka dhaqtaan.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:43 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada