Video:- Saxaafadda iyo Dagaalkii Wenger VS Mourinho

Video:- Saxaafadda iyo Dagaalkii Wenger VS Mourinho

daajis.com:- Saxaafadda caalamka ayaa si weyn ugu hadashay, dagaalkii dhex maray Tababaraha Gunners Arsene Wenger iyo Jose Mourinho, kaasoo ahaa mid soo jireen ah oo labada macallin xafiiltan mudo soo jiidamayay ka dhaxeeyay.

agaalkaan oo afka ku koobnaa ayaa isu badalay gacan ka hadal, markii shalay guuldaradii 11-aad uu Arsene Wenger kala kulmay Mourinho.

Macallinka Arsenal ayaa ka carooday qalad halis ahaa oo Cahil ku galay Alexis Sanchez., wuxuuna Wenger garsoorihii ciyaaarta damcay inuu ku qalqaaliyo, balse Mourinho ayaa ka horyimid, waxayna labadooda gacanta iskula tageen, kadib soo kala dhex galay caawiyaha garsaaraha oo bannaanka fadhiyay.Wenger-mourinho

Jose Mourinho ayaa ayaa shirkiisii jaraa’id ku yiri ciyaarta kadib “Wuxuu u soo baxay inuu garsooraha ku cadaadiyo inuu bixiyo kaarka gaduudan, ana uma bogin waxa uu samaynayay, wax yaabo xun waan ku sameeyay kubada cagta lakiin maanta ma samayn wax xun”.



Chelsea ayaa labo 2:0 kaga badisay Gunners oo marti aheyd, waxayna guushaani ka dhigeysaa tii 11-aad ee Mourinho uu ka gaaro dhigiisa Wenger.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:39 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada