WAR DEG DEG:Afhayeenkii Shabaab Cali Dheere Oo dowlada Isku Dhiibaya Khilaf Culus Madaxda Shabaab

WAR DEG DEG:Afhayeenkii Shabaab Cali Dheere Oo dowlada Isku Dhiibaya Khilaf Culus Madaxda Shabaab

daajis.com:- Kooxda Al-shabaab ayaa Lagala Wareegey Todobadkani Dhul Aad Muhim Ugu Ahaa Gar ahaana magaalada xarunta U Ahayd 3 sano ugu danbeyey Isla Markaasina Ahayd magaalada Labaad Ee Dekada Iyo Xeebta Leh isla markasaina Shabaab Muhim U Ahayd.

magaalada baraawe Ayaa Ahayd magaalada Hubka Ugu badi Kooxda Shabaab Uga Soo dagi jirey Waxana Ciidamada Dowlada Iyo Amisom Oo is Garab sanaya Todobadkani Sibuuxda Gacanta Ugu Dhigeen.

Kadib qabsashada Magaalada Baraawe Ayaa La Sheegay Inuu Khilaf Ka Abuuray madaxda Shabaab Iyagoona Isku Khilafay Inay Isaga Baxaan magaalada Baraawe Ee xarunta u Ahayd,waxana Taasi sababay Khilaf Xoogan Oo Soo kala Dhex galay.

Warar Hoose Ayaa Sheegaya Inay Kooxda Shabaab Hogaamiyaasha Ugu sareeya Gar ahaana Afhayeenka Kooxda Xiligani Ka Mid Ahaa Rag magaalada Baraawe Cod saday Inaysan shabaab ka Bixin.

waxana Uu ku dhaartay Inuu fashilinayo ujeedada Shabaab hadii laga Baxo magaalada Baraawe,Isagoona Xiligani lagu Soo waramayo inuu wada Hadalo hoose la Bilaabay dowlada Soomaaliya.

saraakiil ka Mid ah dowlada Oo magacooda ka Gaab saday ayaa Cadeyey Inuu wada Hadalo U Bilamay Isla Markaasina Laga Yaabo dhawaan Inuu iska Dhiibo magaalada Muqdisho Ee xarunta Dowlada Faderalka .


Isagoona Ku Xumaynaya Hogaanka Cusub Shabaab Oo amarkiisa Diidey,Isla Markaasina Uu khilaaf Soo kala Dhex galay,Cali Dheere Ayaa Xukuma Ciidamada Loo yaqaan Amniyadka Ee Shabaab waxana Uu Xiligani Bilaabay Inuu ciidamadisa Gar Ula baxo.

Khilafkani Soo deg degey Ayaa U Muuqanaya Mid xiligani madaxda Shabaab Fursad ku raadinayana qaabka Ay u kala raadiN lahayeen Meelaha Gabadka Ka Dhiganayaan,kadib markii goobaha Ugu muhimsan lagala Wareegey.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada