Akhriso:- Go´aano kasoo baxay Guddoonka Baarlamaanka.

Akhriso:- Go´aano kasoo baxay Guddoonka Baarlamaanka.

daajis.com:- Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo saaray go´aano ku saabsan khilaafka ka dhex taagan Golaha Shacabka iyo mowqifka Baarlamaanka uu ka istaagay khilaafkaasi oo sababay dib u dhac ku yimaada kulamadii Baarlamaanka.

War saxaafadeedka ka soo baxay Gudoonka oo ka koobnaa 10-qodob ayaa lagu sheegay in kulamada baarlamaanka uu soo wajahay xasilooni daro, taasoo keentay inuu suura geli waayo kulamadii baarlamaanka iyo ajandayaashii hor-yaala.

Sidoo kale Gudoonka ayaa sheegay in aan ajandaha mooshinka aan la guda geli karin inta xal looga helayo nidaam darada iyo xasiloonida darada, isla markaana mas’uuliyadaa koowaad ee Gudoonka saaran ay tahay jiritaanka, wada jirka iyo habsami u socodka howlaha Baarlamaanka.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:24 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada