Video:- R/wasaaraha oo soo bandhigay dhibka uu ku qabo M/weynaha

Video:- R/wasaaraha oo soo bandhigay dhibka uu ku qabo M/weynaha

daajis.com:- Ra´iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo shir jaraa´id uu qabtay kusoo bandhigay halka uu ka bilowday khilaafka kala dhaxeeyo Madaxweynaha iyo waxa la isku haayo, isagoo sheegay in khilaafkaasi uu markii hore ka bilowday isku shaandheynta golaha wasiirada si loo xaliyo khilaaf soo kala dhex galay garsoorka iyo wasaaradda maaliyadda iyo arrimaha dibada, si arintaasi loo xaliyana ay noqotay buu yiri RW in isku shaandheyn la sameeyo.

Ra´iisul Wasaaraha ayaa shirkiisa jaraa´id ku faah faahiyay dhibaatada iyo carqalada ka socota xafiiska Madaxweynaha sida uu hadalka u dhigay, taasoo buu yiri dib u dhac u keeneyso qorshaha Hiigsiga cusub ee sanadka 2016.



HALKAN KA DAAWO VIDEO-GA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:34 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada