Daawo:- Askari ka tirsan Booliska oo maanta shan qof ku toogtay Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir

Daawo:- Askari ka tirsan Booliska oo maanta shan qof ku toogtay Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir

daajis.com:- Mid ka mid ah Ciidanka Booliska ee Degmada Hodan, ayaa maanta waxa uu toogaso ka geystay xaafada Taleex ee Degmada Hodan, iyadoo mid ka mid ah uu dadkaasi u dhintay rasaastii lala dhacay.

Ciidamada Saldhiga Booliska Degmada  Hodan oo askarigaasi ku baxay, ayaa waxaa la soo sheegayaa in iska horimaad uu kala horyimid, iyadoo goobtaasina uu ku dhaawacay nin askari ahaa, halka isagiina uu gacanta midig ka dhaawacmay.

Askariga oo ay suurta gashay in gacanta lagu dhigo, ayaa waxaa lagu xiray Xarunta Dembi Baarista ee CID-da, si su’aalo loogu weydiiyo Xaruntaasi.


Ciidamada Booliska, ayaa gacan u fidiyay dadkii uu dhaawacay iyo ruuxii kale ee uu dilay, askariga gacanta lagu haayo.

Askarta Dowladda Somaliya, ayaa xilliyada qaar waxay dadka ku dilaan, kuna dhaawacaan xaafadaha Magaalada Muqdisho.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:13 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada